Qaar kamid ah Wefdigii Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu karaantiilay Imaaraadka

Dalka Imaaraadka Carabta waxaa ku sugan wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkii ugu horeeyay oo dibadda ah dalkaasi ku tagay tan iyo markii dib loo doortay 15-kii bishii May. Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa horey qoraal ay u soo saartay ku sheegtay in safarka  Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Imaaraadka uu qaadan doono … Continue reading Qaar kamid ah Wefdigii Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu karaantiilay Imaaraadka